Suxufiyinta Puntland oo Walaac Xoggan ka Muujiyay Xeer Cusub oo lagu Dhaqi Doono Warbahinta Puntland.

Suxufiyinta Puntland oo Walaac Xoggan ka Muujiyay Xeer Cusub oo lagu Dhaqi Doono Warbahinta  Puntland.

Garoowe 04-12-2012 Gudoomiyaha Ururka Suxufiyinta Soomaaliyeed ee NUSOJ sidoo kalana ah Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Saxafadda kula Hadlay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Maamulka ay ka Doonayaan in laga Talageliyo Xeerka Cusub ee Saxafadda Puntland lagu Dhaqi Doono oo uu Tilmamay in uu u Bahanyaay in Dhinacyo badan laga Eego.

Hadalka Burhaan ayaa Ku soo Beegmay Kadib Marki Wasiirka Warfafinta Puntland uu ka Sheegay Xaflad ay Idacadda Daljir u Samaysay Sannadguuradii Seddaxaad ee Barnaamijka la Dagalanka Burcadbadeedda in Todobadkan la Horgeyn doono Xeerkaan Cusub Barlamanka Kaddibna ay ansixin doonaan taso Suxufiyin badan ay ka Carodeen.

 

Arrintan ayaa sidoo kale waxaa Walaac ka Muujiyay Saxafiyiin Badan oo ku Baaqaya in dib u Eegis lagu Sameeyo Xeerkan Barlamankana ugu Baaqay in ay Si Ficaan u eegan isla Markana ay arkaan Dhinacyada ay Qusayso.

Listen Our daily News & programs

News Archive

December 2012
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA