(Dhagaysi) Waraysiga Sahan radio la yeeshay Agaasimaha Waaxda Ganderka ee Wasaaradda Waxbarashadda Puntland.

Agaasimaha Ganderka ee MOEGaroowe (SR): Shabakadda Sahanradio iyo wabkeeda Sahanradio.org ayaa waaysi khaas ah la yeeshay Agaasimaha Waaxda Horumarinta Arrimaha Haweenka Puntland Marwo Faadumo/Shugri Cabdi Xirsi ,waxaana uu warasigu ku saabsanyahay sida aan wararkeeni horeba kusoo gudbinay Howlaha waaxdani ay qabato iyo waxaa uu ka badalay bulshada gaar ahaan adeegyadda Haweenka Puntland oo loo igmaday.

Tifaftiraha Shabakadda wararka ee Sahan Radio.org Maxamed Daahir Yuusuf (Saalim) ayaa waraysigaan agaasimaha kula yeeshay xafiiska ay ku dhaxledaya aqalka wasaaradda Waxbarashadda Puntland ee Magaaladda Garoowe,waxaana uu u dhacay sidaan.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso Waraysiga Agaasimaha Waaxfa Ganderka ee Wasaaradda Waxbarashadda uu la yeeshay Radio Sahan oo dhamaystiran.

Waraysiga Agaasimaha Ganderka MOE ee RSahan

 

Sahan Radio

Webmaster@sahanradio.org

Listen Our daily News & programs

News Archive

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA