Garoowe : ” Isbadal muuqda ayaa laga gaaray horumarinta Waxbarashada Gabdhaha Puntland “,Agaasimaha Waaxda Ganderka ee Wasaaradda Waxbarashadda Puntland (Waraysi).

shugri2Garoowe (SR): Agaasimaha Waaxda Horumarinta waxbarashadda Gabdhaha ee wasaaradda Waxbarashadda Puntland Faadumo/shugri Cabdi Xirsi (Koronto) ayaa ka warbixisay heerka waxbarasho ee Haweenka puntland.

Sahanradio qaybta websiteka sahanradio.org ayaa waxaa u suuragashay in ay ku booqdaan agaasimaha xafiiskeeda wasaaradda Waxbarashadda gaar ahaan Ganderka isla markaana aanu waraysi kala yeelano arrimaha Horumarinta Haweenka oo ay ka midyihiin.

1. Waxqabadka xafiiska Ganderka ee wasaaradda wixii u qabsoomay

2.isbadalka waxbarashadda haweenka iminka iyo markii hore

3. Doorka xafiiska ee iskuulaadka iyo tirada haweenku sida ay siyaadayso sanadkasta Puntland.

4. ka qaybgalka siyaasadda iyo hanaanka axsaabta badan ee Haweenka Puntland.

5. iyo Caqabadaha haysta Haweenka ku nool deegaanadda Puntland.

Radio sahan wuxuu akhristayaasha,Dhagaystayaasha iyo daawadayaashii u balanqadayaa in uu usoo gudbindoono Waraysiga oo Dhagaysi iyo Qoraalba ah waxaan idiin kusoo gudbindonaa wararkeena danbe.

Sahana Radio

Webmaster@sahanradio.org

Listen Our daily News & programs

News Archive

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA