Garoowe : Khudbadii Rasalwasaaraha Soomaaliya ka jeediyay xarunta baarlamaanka Puntland

26Waxaan Baarlamaanka DG Puntland uga mahad-celinayaa soo dhaweynta diirran ee ay soo dhaweeyeen aniga iyo wafdigayga. Mahad kale oo ka ballaaran waxaan idiinkaga celinayaa sida aad idinka iyo dawladdiinnu u hanateen amniga iyo xasiloonida degaankan aadna isaga kaa shateen horumarinta deegaanka. Waa wax lagu farxo, horumarka aad ka gaarteen dhinacyada amniga, ganacsiga, dhismaha, dawlad-wanaagga, iyo sharci-dejinta. read more: Khudbadii maanta Raisul wasaaare Saacid uu ka jeediyey Baarlamanka Puntland

Listen Our daily News & programs

News Archive

NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA