Gaadiidlayda BL-ka Oo lagu Amray in aysan Ka Jiirayn Halkii ay Horay uga Laaban jireen Ee Wadada Meeraysane.

IMG_20131225_160930 - Copy
Dowlada Hoose ee Degmada Garowe ayaa BL-da Ku Amartay Inay kasoo Warejiyen Bl-ka Kontoroolka Konfured
Xoghayaha dowlada hoose Qaasin Maxamed Cabdi ayaa sheegay in Gawaarilayada BL-ka lagu amray in aysan ka jiireen meeshii ay horay uga laaban jireen ee ahayd wadada Hotel Meeraysane .

Xog hayaha ayaa in taa ku daray sababta looga wareejiyay goobta in ay tahay Amniga oo lagu sugayo iyo Magaalada oo balaratay isagoo sheegay BL-ka meel kasookeeya halkaas kasoo jiireeya in laga qaadayo ganaax lacageed uuna mutaysanayo Xabsi.

IMG_20131225_160937

 

Waa marki ugu Horeysay oo BL-da Lagu Amro In Ay Badalan Meelaha Ay kasoo warejiyen BL-ka
Ugu Danbaynti Qaasin Ayaa ugu Baqay In dadweynaha ay la shaqeyan Dowlada
Hadalkaan ayaa ku soo aadaya iyadoo ay fooda nagu soo hayso dorshada madaxtooyo ee lafilayo in ay ka dhacdo Puntland taasi oo Dadwaynaha iyo ciidanka amnigu ku howlan yihiin sugida amniga caasimada Puntland

Listen Our daily News & programs

News Archive

December 2013
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA