Gudoomiyaha Ururka Haweenka Magaalada Garowe o ka war bixisay barnaamij ay bilaabidonan beri o kusaabsan Nabad.

Luul Jamac Samatar oo ah gudoomiyaha haweenka ayaa sheegtay in maalinta bari ah magaalada Garowe ku qabanayaa barnaamij ku aadanilaalinta amaanka iyo nabad galyada iyadoo sheegatay sababata barnaamijka ayay sheegatay in ay tahay adkayanta amniga maadaama ay Puntland ku soo food leedhay doorashada madaxtinimo eepuntland.

Gudoomiyaha ayaa sidookale kale sheegatay in maalinta berito ah ay ku soo wareegayaan guud ahaanba magaalada garoowe eecaasimada dowlada Puntland sidadwayanaha dhana loo gaarsiiyo qiimaha ay leedahahay nabada iyo xasiloonida Puntland.

Listen Our daily News & programs

News Archive

December 2013
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA