Haweenka puntland oo sheegay in ay kaalin wayn ka qaadanayan xiliga doora shooyinka

qaar kamid ah haweenka puntland ayaa sheegay in ay haweenku kaalin mugwayn ka qaadan karaan xiliga doorashooyinka haday ahaan lahayd dhanka amniga iyo nabada.

xaliimo maxamed faarax oo ah gudoomiyaha dadlada nabaydaynta haweenka puntland aya sheegay in hawenku marwalba utaaganyihiin kaqayb qaadashada nabada dalka.

xaawo cali kaar oo ah gudoomiyaha ururka daryeel ayaa iyaduna sheegatay in haweenka puntlnad ay xaq uleyihiin isbedelka dalka iyadoona madaxwaynaha iyo musharaxiinta ka codsatay in hawenka kaalintooda la siiyo.

Listen Our daily News & programs

News Archive

December 2013
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA