Hay’ada SFS oo soo Gabagabaysan Tababar ay Kawaday Degmooyin Gobolka Nugaal.(Sawiro)

Tababrka oo ku saab sana sidii dadka loo bari lahaa wax barashada madaniga ah iyo maamul wanaga ayay sfs ku qabatay degmooyinka Dangorayo, Eyl iyo Godob jiraan.

Tababarka oo ay ka faa iidaysten in kabadan boqolaal ruux ayaa dadkii looqabtay waxa ay sheegeen in ay waxyaabo ay ubaahi qabeen ka haqab tirtay SFS.

Hay’ada ayaa sidoo kale soo indha indhaysay goobihii ay ka dheceen duufaanta ba ,an o ay ku xoola beelen in kabdan 400 oo qoys wallow ujeedka haiada uu ahaa sidii dadka lo bari lahaa dastuurka maamul wanaaga iyowax barshada madaniga. Tababarka aya ah mid ay dadku ku amen ha,ada soomali family service oo isku howshay sidii ay dadka uga faa iidayn lahayd dadka reer puntladn .

Tababar kaa lamid ah ayay hay’ adu kawadaa degmooyin hoos yimaada gobolka Mudug.

DSC01872 DSC01871 DSC01870 DSC01869 DSC01868 DSC01867 DSC01866 DSC01865 DSC01864 DSC01863 DSC01862 DSC01861 DSC01860 DSC01859 DSC01844 DSC01842 DSC01841 DSC01840

 

Listen Our daily News & programs

News Archive

December 2013
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA