Musharaxiinrta u loolamaya xilka madaxtinimo ee Puntland oo maanta shirku yeeshay Garoowe.

Musharaxiinta oo manta shirku yeeshay guriga musharax maxamed cabdinuur ookamaid ah musharaxiinta uloolamasya xilka madaxtinimo eepuntland  ayaa kawada munaashaqoonayay waxyaabaha ay qaban doonan musharaxiinta iyo sida ay uga qayb qaadankaran in muntland ay doorasho xaq ah ka dhacdo warar hoose oo aan ka helnay xafiiska afhaynka  musharxiinta Puntland cali xaaji warsame ayaa sheegaya in musharaxiinta ay ka hadlayaan sidii ay Isfahan waagii soo kala dhex galay musharaxiinta iyo madaxwaynaha.

Afhayeenka musharaxiinta Puntland cali xaaji warsame oo aan khadka taleefoonka ku waraysanay ayaa sheegay in galinkii dambe eeshalay ay musharaxiinta iyo gudiga khilafaadka ku shireen guriga musharax cali cabdi aware  islamarkaana kawada hadleen arinka doorashada PL, iyagoona Musharaxiinta talooyinbdan soo jeediyay walow ay jiran Mushraxaiin aan ku qanacsanayan gudigaas.

Listen Our daily News & programs

News Archive

December 2013
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA