Radio sahan:- Maanta oo ay taariikhdu tahay 14 May 2014 waxa ay ku beegan tahay sanad ka hor xiligii la aas aasay Idaacada Sahan oo xarunteedu ku taalo Garoowe.
Radio sahan waxa ay ka warantaa barnaamijyada iyo wararka arimaha bulshada iyadoo mudadii ay jirtay gaartay guulo badan oo ah dhanka baahinteeda, barnaamijyadeeda iyo iyadoo noqotay idaacada ay dadweynaha ku xiran yihiin mudada ay hawada ku jirta.
Hambalyo iyo bogaadin ayey u direen dhagaystayaasha radio sahan iyagoo kula faraxsan farxada radio Sahan ee sanad jirsatay.
Hambalyo Radio Sahan Hambalyo Radio Sahan
Radio Sahan.
www.radiosahan.org
M.Dacar.