KU AFURI WALAALKAAGA SOOMAN”. Maantii $ 3 doolar

Dhammaan Muslimiinta jecel in ay la baxaan hantida Alle siiyey bisha barakaysan ee Ramadan, dhammaan dadka jecel in ay afuriyaan walaalahooda muslinka ah ee Sooman , Waxaa lala socodsiinayaa in Jamciyadda almarubilmacruuf wannahyi canilmunka  ay qorshaysay in ay uruuriso lacagaha iyo raashinka ay bixinayaan walaalaha jecel inay ka qayb qaataan afurinta walaalahooda muslimka ah ee soomman bisha Ramadan ee barakaysan, qorshahaan waxay jamciyadu samaysaa sanad kasta waxaana loo yaqaan ,

KU AFURI WALAALKAAGA SOOMAN”. Maantii $ 3 doolar

Haddaba walaalaha danaynaya inay Alle ugu dhawaadaan afurinta walaalahooda sooman waxay ku soo aadin karaan lacagta ay la baxayaan:

Akoon.Golis ah .       401229   ama Sahal 7744524 ama 7724462

Ama  akoon  amal –   0778               dahabshiil-  1831

Walaalayaal, innaga oo dareensan ajarka faraha badan ee qofka muslimka ahi ka helayo afurinta walaalkiisa muslkim ah ayaa waxaa laga codsanayaa walaalaha in ay qayb laxaadle ka qaataan shaqadan.

Jamciyaddu waxay diyaarisay sidoo kale dhammaan agabkii, qalabkii ay ku afuri lahaayeen dadkaasi, iyadoo sidoo kale diyaarisay dadkii raashinka samayn lahaa iyo xarumo loogu talagalay inay dadkaas ku afuraan.

Wixii faahfaahinna oo arintaan ku saabsan waxaa laga xiriiri karaa guddiga hawsha oo kala ah

1.  Sh. Yaasiin Cabdullahi Cali                         7 724462

2.   Sh. Jaamac Siciid                                         7 754585
3.Maxamed Xamari                                             7746674

4.Sh.farax cabdi jamac                                       7746375

5.sh; cabdi xirsi cali bootaan                            7746832

 

22

Listen Our daily News & programs

News Archive

June 2014
M T W T F S S
« May   Jul »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA