Dowlada Puntland Oo Kulan La Qaadatay Hay`ada QM U Qabilsan Hawada Somalia ee ICAO(Sawiro)

(RSO) 04/05/2014 in Bossaso:-Madaxa Dowlada Puntland iyo Hay`ada QM ee (ICAO) ee Somalia u qaabilsan Dhanka Hawada Somalia ayaa maanta kawada hadlay Hawada Somalia.

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo qaar kamida Golihiisa wasiirada ayaa kulan kula qaatay wafdigaan Ha`ada (ICAO) Garoonka diyaaradaha ee Bandarqaaim Ee Magaalada Bossaso,waxayna kawada hadleen qodobo ay ka mid yihin sidii hawada Somalia dib loogu soo celin lahaa gudaha Somalia.

Hase ahaatee muhiimada ugu wayn ee ay Wafdigaan QM u qaabilsan Hawada Somalia ay Puntland u yimaadeen ayaa ah sidii mamulka Puntland loogala tashan lahaa sida ugu wanagsan ee hawadda Soomaaliya loo soo celin lahaa.

DSC_7910

 

 

 

 

 

 

 

Mr Jeveir Lopis oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay  in Puntland usoo gaareen sidii ay ugala tashan lahaayeen sidii loo heli lahaa qorshe dib loogu soo wareejiyo maamulka Hawada dalka Soomaaliya taasoo laga maamuli jiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

isagoona intaas raaciyey in  maamulka Hawada Soomaaliya si qoto dheer ugawada shaqeyn doonaan Dawladda Federaalka ee dalka iyo dhammaan Maamul-goboleedka dalka ka jira.

DSC_7919

 

Sidoo kale waxaa kulanka shirka ka hadlay Wasiirka Dulista iyo Garoomada Puntlnad Xasan Cadde isagoona tilmaamey in aad ugu faraxasan yihiin la tashiga hawada Somalia ay sameyneyso Hay`ada QM u Qabilsan Hawada Somalia Ee (ICAO).

‘’Waxaan isla soo qaadnay sdii lagu heli lahaa Qorshe Midaysan oo la isku waafaqsan yahay oo lagu Maamulo Hawada Soomaaliya iyo sidii loo soo wareejin lahaa xaruntii hore ee Nairobi,gudaha dalkana loogu soo wareejin lahaa,Qorshahaa ayuu noqonayaa sidii la isula waafaqi lahaa’’

Ka boggo Sawirada:-

DSC_78781 DSC_7836 DSC_7844 DSC_7880 DSC_7885 DSC_7886 DSC_7910 DSC_7919

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Radiosahan.org/Bossaso

Listen Our daily News & programs

News Archive

June 2014
M T W T F S S
« May   Jul »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA