Tacsi– General Maxamed Axmed Samankaab(General Maxamed Dirir) oo 14 June 2014 ku geeriyootay magaalada Magaalada Garowe

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Anagoo ah dadka uu magacooda hoos ku qoran yahay, aadna uga tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee adeer General Maxamed Axmed Samankaab(General Maxamed Dirir) oo 14 June 2014 ku geeriyootay magaalada Magaalada Garowe ee ah magaala madaxda Puntland, waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, eheladii, asxaabtii marxuumka, iyo umadda Soomaalida gaar ahaan shacabka Puntlandi. Waxaan Illaahay marxuumka uga baryaynaa inuu u danbi dhaafo, Jandii fardowsana geeyo, anaga dhamaanteena Illaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo. Aamiin.

Listen Our daily News & programs

News Archive

June 2014
M T W T F S S
« May   Jul »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA