Hay’ada Somali Family Services, Maamulkeeda iyo shaqaalaheeda, Idaacada Radio Sahan Maamulkeeda iyo shaqaalaheeda waxay tacsi tiiranyo leh u diraayan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoday Allaha u Naxariistee Wasiirkii hore ee wasaradda warfaafinta Puntland Axmed Shiikh Jaamac oo maalmo kahor ku geeriyooday magalada Garowe.

Marxuumka ayaa u geeriyaaday Xanuun balse ilaa iyo hadda lama xaqiijin karo xanuunka uu u dhintay nooca uu ahaa.

Abwaan Axmed Shiikh Jaamac ayaa soo noqday xiligii dowladii Dr,Farole wasiirka warfaafinta Puntland,wuxuna sidoo kale ahaa Abwaan gabayada macnaha leh tiraya.

Hadaanu nahay bahda Warbaahinta Sahan waxan halkan tacsi uga diraynaa Ehelkii iyo dadkii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Abwaan Axmed Shiikh Jaamac.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Listen Our daily News & programs

News Archive

July 2014
M T W T F S S
« Jun   Aug »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA