Xasan Sheekh,”Axmed Madoobe Mahan Hogaamiye Waa Madaxweynaha Jubbaland”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalinimadii shalay ahayd booqday magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horaysay kahadlay magaca dhabta ah ee maamulka Jubba oo horay loogu yeerijiray maamaulka kumeel gaarka ah ee Jubba.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wixii xilligaan ka bilowda Maamulka Jubba aan loogu yeerin looguna yeeridoono maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, halka Axmed Madoobena loogu yeeri doono Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

“Axmed Madoobe hada laga bilaabo looguma yeeri karo Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba ee haloogu yeero Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland” sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo kahadlayey Mowqifka dowladda ee maamulka Jubbaland.

Listen Our daily News & programs

News Archive

December 2014
M T W T F S S
« Nov   Jan »
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA