TACSI

Maamulka idaacadda Raadyo Sahan wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa madaxweynihii hore ee Putland mudane Cabdiraxmaan M Faroole iyo qoyskiisa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Xaaskiisa marxuumad Marwo Aamino Abiib oo ku geeriyootay magaalada Garoowe ee Puntland
Ilaaheey ha u naxariisto Marwo Aamino Abiib, Aammiin

Listen Our daily News & programs

News Archive

April 2015
M T W T F S S
« Mar   May »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA