Xuutiyiinta Oo La Wareegay Goobo Muhiim Ah

Dagaal dheeraad ayaa ka socda Yemen halkaasi oo falaagada Xuutida Shiicada ay la wareegeen xarumo unugyo militeri oo ku yaal Tacis saacado kaddib markii isbahaysiga Sacuudiga hogaaminayo uu hakiyay afar todobaad ololaha duqeynta ee uu uga horjeeday.

Iran ayaa ku tilmaantay go’aanka ay Sacuudiga ku hakinayaan ololaha duqeynta horumar wanaagsan, waxayna ku baaqeen wadahadalo lagu dhameynayo dagaalka.

Tifaftiraha BBC-da ee bariga dhexe oo jooga Jeddah ayaa sheegaya inkastoo Sacuudigu uu sheegtay guul hadana lama soo celin dowladda Yemen, welina maleeshiyada Xuutida waxay maamulaan xarunta Sanca.

Listen Our daily News & programs

News Archive

April 2015
M T W T F S S
« Mar   May »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA