R/wasaare Sharmaarke oo Kismaayo Gaaray

R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta Soo gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbaland.

Waxaa halkaas kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo Masuuliyiin kale oo socday Maamulkaas, Shacab iyo Ururada Bulshada.

Kadib imaanshaha Waxaa loosii Galbiyey Xarunta madaxtooyada jubbaland.

IMG_0120 IMG_0122 IMG_0123 IMG_0124 IMG_0126 IMG_0128 IMG_0129 IMG_0130

 

 

Listen Our daily News & programs

News Archive

August 2015
M T W T F S S
« Jul   Sep »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA