Akhriso wararkii ugu danbeeyey ee shirka ka socda magaalada muqdisho .

Xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa kulamo uga socdaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulada xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Kulamadaasi ayaa waxa diiradda lagu saarayaa arrimaha doorashada Soomaaliya ee sanadkaani, waxaana dhinacyadu kawada hadlayaan ajandayaal muhiim ah oo salka kuhaya khilaafaad soo ifbaxay.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lasheegay inuu xalay soobandhigay ajandayaal ay ku qoran yihiin jadwalka doorashaa Soomaaliya, waxaana lasheegayaa in Puntland iyo Jubbaland ay qaadeceen jadwalkaasi.

Listen Our daily News & programs

News Archive

April 2016
M T W T F S S
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA