Xagee marayaa wada hadalladii Pep Guardiola iyo Pierre-Emerick

Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa inuu u doonayo Manchester City Pierre-Emerick Aubameyang oo suuqa si weyn looga baadi goobayo.

Xiddiga caalamiga ah ee Gabon ayaa ku jirta qaab ciyaareed heer sare ah, oo uu ku qaadanayo Borussia Dortmund xilli ciyaareedkan.

32 gool ayuu dhaliyay 37 kulan oo uu u saftay kooxdiisa Bundesliga.

Manchester United iyo Arsenal ayaa labadaba 26-sano jirkaan dalab u gudbiyay, waxaana weeraryahankan sidookale doonaya Barcelona iyo Real Madrid.

Wararka ka imaanaya France ayaa sheeegaya in United haddii ay usoo baxdo Champions League ay soo xerogelin doonto Aubameyang.

Listen Our daily News & programs

News Archive

April 2016
M T W T F S S
« Mar   May »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA