(SAWIRO)Kooxda reer Spain ee Sevilla oo markeedii saddexaad ku guleysatay koobka Europa League-ga

Kooxda reer Spain ee Sevilla ayaa ku guuleysatay koobka Europe League kaas oo ay kaga guuleysatay kooxda wadanka Ingiriinka kadhisan ee Liverpool ciyaartaas ayaa ku soo dhamaatey 3-1 oo ay guushu ku raacdey kooxda Sevilla.

1463597004_043388_1463599615_album_grande

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Finalka koobka Europe league ayaa lagu qabtey magaalada Basel labadaan koxood ayaa ku tashanayey midkoodba in hadii ay ku guuleystaan koobkaas ay si toosa ugu soo bixi donaan heerka groupyada ee horyaalka Champion league.

345AB05600000578-3597446-image-a-59_1463607879273

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Liverpool oo gool ku hor martay qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxaa soo laabashadii sedex ugu badashay Sevilla,Goolkii Liverpool waxaa dhaliyay Daniel Sturridge halka goolasha Sevilla dhaliyeen Kevin Gameiro iyo laba gool oo uu lahaa Coke.

Kooxda Liverpool Klopp tawabareheeda ayaa garsorihii xaly dhex-dhexadinayey ciyartaas ku eedeeyey qaladaad farabadan isagoona sheegay in ilaa saddex Riigoole amaba gool kulaad laga diidey.

Listen Our daily News & programs

News Archive

May 2016
M T W T F S S
« Apr   Jun »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA