DIYAARGAROWGA CIIDA OO LAGA DAREEMAYO GAROWE.

Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland  Ayaa waxaa Laga dareemayaa Diyaargarow aad u balaaran oo ku aadan Maalinta Ciidul Adxaha oo Bari ku beegan.

Suuqada ariga lagu iibiyo Ee Magaalada Garowe Ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul Aad u balaaran .

Waxaa cirka isku Sii Shareeray Qiimaha Lagu iibiya Xoolaha Nool ee Magaalada Garowe.

Qaar kamid ah Ganacsatada Xoolaha ayaa Radio sahan u Sheegtay in Qiimaha Xoolaha Nool uu cirka isku Shareeray.

Radio Sahan.

 

Listen Our daily News & programs

News Archive

September 2016
M T W T F S S
« Aug   Oct »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA