Taliye Ereg oo jawaab ka bixiyey shaqo joojin lagu sameeyey.

Waxaa uu sheegay  Madaxweyne ku xigeenka Puntland in uu ku sameeyay Shaqo jooijin Sharci,balse aan laga qaadin xilka.

Shaqo joojinta ayaa timid ka dib markii uu Camey ku amray Erag in uu shaqo joojin uu ku sameeyo Taliye qeybeed ka tirsan Booliska Puntland oo lagu eedeeyay in uu xabsi kasii daayay dhalinyaro.

cabdirsaaq-yuusuf

Listen Our daily News & programs

News Archive

August 2017
M T W T F S S
« Jul   Sep »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA