(Dhageyso)G/Xisbiga umadda oo ka hadlay Arimaha 4.5 iyo sida looga gudbi karo

(Radio Sahan)—Cabdirashiid Maxamed Cali oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Umadda oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa ka hadlay Nidaamka 4.5 oo ay Soomaalida wax ku qeybsadaan waxa uuna sheegay in laga dhaxlay dhibaato Badan.

IMG_9247

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Nidaamka 4.5 kaliya looga bixi karo in la sameesto Axsaab siyaasadeed kuwaas oo badali kara Nidaamka qabiilka kaas oo curyaamiyay Shacabka Soomaaliyeed iyo in Dalka ay Dowladda ka dhalato.

Hoos ka dhageyso Codka

Xigasho : Radiokulmiye

Listen Our daily News & programs

News Archive

October 2017
M T W T F S S
« Sep   Nov »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA