Wasiir ka tirsan xukuumada Raysul wasaare kheyre oo is casilay

Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa Goor Dhow ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya,waxaana uu isku hor casilay Kulankii Golaha Wasiiradda Soomaaliya ee Galabta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa si lamid ah Kulanka Golaha Wasiiradda isku hor casilay Taliyihii Ciidamada Xoogga Dalka Gen. Axmed Jimcaale Cirfiid,waxaana lagu badalay Gen Cabdi Jaamac Warsame Gorad oo noqday Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga Dalka.

Illaa hadda lama oga Sababta Rasmiga ah ee ka dambeysa Iscasilaadda Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo waxa ku soo beegay Xilligaan.

Listen Our daily News & programs

News Archive

October 2017
M T W T F S S
« Sep   Nov »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA