Puntland: Abaarta oo saamaysay 1.6 milyan oo xooladhaqato ah – DHEGAYSI

24Garowe – Hay’adda maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa daaha ka rogtay in ay abaar darani ay ka jirto 240 deegaan daaqsimeed oo ka tirsan gobolladda oo dhan, taas oo si gaar ah u saamaysay 1.6 milyan oo qof oo reer Puntland ah, sida uu warfidiyeennada u sheegay maareeyaha HADMA Cabdullahi Cabdiraxmaan Cayrow.

Docda kale, wuxuu maareeyuhu sheegay in si hoos loogu dhigo dhibaatada abaartaas in ay Siddeed degmo u sameeyeen guddiyo ka shaqayn doona soo gudbinta xogta qaddiman abaaraha iyo masiibooyinka si gargaar iyo wax u qabasho loogu helo dadkaas.

Roobkii dayrta ee la filayay ayaa la helay 30% halka 70% aysan helin wax roob ah.

Warbixintan hoose waxaa ku eegaya weriyaha Raadiyo Sahan Cimraan Cabdirsaaq Xaaji Aadan

Listen Our daily News & programs

News Archive

March 2018
M T W T F S S
« Nov    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
NEWS IN ENGLISH
RAYIGA AKHRISTAHA
Tacsiyo
CAYAARAHA